Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faraca labaad ee Macadka imaamu shaafici oo dhawaan laga furay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa fursad waxbarasho siinaya dadka waa wayn ee waxbarashada ka daahay balse wali Haysta fursad ay wax ku baran karaan.
Macadkaan oo lagu barto culuumta shareecada islaamka ayaa faraciisa labaad la dhiganayaa Maalmaha khamiista iyo Jimcaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.