Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay madasha Ganacsiga Furdooyinka Jubbaland

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose Kadah furtay Madasha Furdooyinka Ganacsatada iyo Gadiid leyda Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here