Duruufo dhanka nolosha ah oo soo foodsaaray barakacayaasha kaamka Badar

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamamka Badar oo ku yaala xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa dagan qoysas barakacayaal ah  ku waas oo qaarkood meesha ay daganyihiin ku dhawaad 30 sano halka kuwo kalana dhowrkii sano ee ugu danbaysay ka soo barakacay deegaanada gosha ee gobolka Jubbada hoose ka dib markii beerahoodii ay saamaayn ku reebeen colaado,abaaro iyo Fatahaada Wabiga Jubba uu marar badan sameeyay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here