Dadka dhulalka baanan Kuleh deegaanka Buula-bartire oo loogu baaqay in ay dhistaan

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degaanka Buula Bartire, oo ka mid ah deegaannada ku yaalla waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ayaa ka mid noqday meelaha dib u dejin loogu sameeyay barakacayaal hore ugu sugnaa qaar ka mid ah kaamamkii ku yaallay magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here