Kalluumaysatada deegaanka Fuuma Baajuuni oo kawaramay saameeynta Mowjadaha Badda

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Fuuma Baajuni oo kamida degaan Xebeedyada Gobalka Jubada Hoosi kaas oo ay dadka Kunool Nolashoodu 95% ku tiirsantahay Kaluumaysiga ayaa wajahaya xaalad  adag oo dhanka Nolasha ah Madaama Lagu guda Jiro xili bad-xiran.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here