Carruurta barakacayasha Baladweyne oo wajahaya waxbarasho la’aan

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inkastoo iskuullo badan oo si lacag la’aan ah wax looga barto ay ku yaalan magaalada Baladweyne ayaa hadda waxaa jira baahiyo dhanka waxbarashadda oo heysata caruurta degan kaamanka barakacayasha, kuwaasoo waalidiintooda qaarkood aysan ku baraagugsaneyn iskuullada lacag la’aanta ah halka kuwa kalana ay ka fog yihiin goobaha ay degan yihiin.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here