Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo Magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka wadatashiga ah

0
12
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshisiinta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo Ku qabatay shir wada tashio ah kaas oo ku saabsan wada shaqaynta wasaradaha  iyo dagmooyinka Jubalaand
Shirka oo diirada lagu saaray wadashaqaynta Laamaha dawlada ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin kaka la socda wasaradaha Jubaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here