Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaaalda Kismaayo ayaa waxaa si rasmi ah loga dafuray tababar muhiim ah oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Tababarkan ayaa waxaa inta uu socoday lagu barnayay xirfado la xiriira horumarinta shaqada, adeegyada bulshada iyo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo bulshada rayidka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.