Bulshada ku nool deegaanka Fuumo Baajuni oo codsi u dirsaday Jubbaland

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shacabka ku nool deegaanka Fuumo Baajuni ee Gobolka Jubada Hoose ayaa codsi u diray hay’adaha samafalka ee ka howlgala Jubbaland, iyagoo ka dalbanaya in wax laga qabto baahiyaha nolosha aasaasiga ah sida biyo nadiif ah, adeegyada caafimaadka, iyo waxbarashada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here