Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Suuqa Xoolaha Baladweyne

0
11

Kismqayo(Idaacadda Waamo-)Dhallinyaradaan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ka shaqeeya Suuqa Xoolaha ee Daraawiisha iyo Howl wadaag islamarkaana ku shaqeeysta Xirfadaha Dalaalnimada si ay uga dabiraan nolol maalmeedka qoyskooda.

Dhallinyarada ayaa ku dhiiraday in ay bartaan Xirafadaha Dalaalnimada iyagoo u dhaxeeyaan wadahadalka iibsadaha iyo laga iibsadaha iyaga oo ka hela lacago u dhaxeeya hal ilaa labo dollar.

ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here