Deegaanka Buula Bartire oo laga bilaabay dhismaha madaraso Caruurta ay ku baranayaan Diinta

0
44

Degaanka Buula Bartire, oo ka mid ah deegaannada ku yaalla waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, islamarkaana ka mid ah meelaha dib-u-dejinta loogu sameeyay kumanaan barakacayaal gudaha ah, ayaa laga bilaabay dhismaha madrasad carruurta ku baran doonta Quraanka Kariimka.

Dhismaha madrasadda, oo bulshada degaanku ay baahi weyn u qabeen, waxaa gacan ka geysanaya qurbo-joog ka soo jeeda Buula Bartire, kuwaas oo u istaagay sidii ay mashruucyo muhiim ah uga fulin lahaayeen deegaanka ay kasoo jeedaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here