Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Bogaadisay Doorka Hay’adaha Caalamiga ah ee Dhismaha Dowladda

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa si rasmi ah u bogaadisay doorka muhiimka ah ee ay hay’adaha caalamiga ah ka qaataan dhismaha iyo xoojinta hay’adaha dowladda Goboleedka  Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here