Wasaaradda Kaluumaysiga Jubbaland oo ka daah-furtay bixinta kaarka Aqoonsiga Kaluumaysatada

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kaluumaysiga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah uga daahfurtay magaalada Kismaayo barnaamijka bixinta sharciga iyo kaarka aqoonsiga kaluumaysatada ku sugan deegaannada Jubbaland.

Barnaamijkan oo ah mid muhiim u ah tayaynta iyo diiwaangelinta kaluumaysatada, ayaa lagu wadaa in lagu xoojiyo habraaca maamulka, ilaalinta kheyraadka badda, iyo kobcinta dhaqaalaha dadka ku tiirsan kaluumeysiga.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here