Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubaland waxay dadaal xoogan ku bixisaa sidii ay ugarab istaagi laheyd beeraleyda kunool deegaanada Jubbaland waxay ka caawisaa sidii beeraleyda ay u heli lahaayeen agabka tacbashada beeraha, sunta beeraha iyo qaar kamid miraha dalagyada la beerto.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.