Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Kaduudiyaha, oo ka mid ah cudurrada faafa, ayaa saameyn xooggan ku yeeshay bulshada ku nool degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.
Calaamadaha lagu garto xanuunkan waxaa ka mid ah qanjo badan oo jirka ka soo baxa, xanuun guud oo ku fida xubnaha, iyadoo uu qofka xanuunku hayo muddo toddoba maalmood ah ama ka badan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.