Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa si habsami leh uga socda tartanka heerka 3-aad ee kubadda cagta, kaas oo ay ka qeyb galayaan kooxo kala duwan.
Kulankii ugu dambeeyay ayaa waxa uu dhexmaray naadiga Basra iyo naadiga Marerey oo ka mid ah kuwa ku dagaalamaya tartanka heerka saddexaad ee Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.