Xarun Jirdhis oo laga Hirgaliyay Jowhar

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jowhar Fitness oo ah xarun si gaar ah loo leeyahay ayaa laga furay bartamaha magaalada Jowhar, waxaana loogu talagalay in ay daboosho baahida dadka ku nool magaalada iyo nawaaxigeeda ee doonaya in ay helaan goob ay ku tababartaan si xirfadaysan, iyadoo si gaar ah u daneyneysa dhalinyarada iyo haweenka doonaya in ay helaan nolol caafimaad leh.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here