Wasiir ku xigeenka Amniga Jubbaland oo kormeeray Xarun u qaabilsan arrimaha amniga degmada Kismaayo

0
20

Ksimaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta tababarka ee Kambaniga Eagle Eye Security oo ku taalla Degmada Kismaayo.

Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd sidii uu wasiir ku xigeenku u indha-indheyn lahaa habsami u socodka howlaha amni ee ka socda xarunta isla markaana uu kulan la qadaan lahaa masuuliyiinta iyo saraakiisha xarunta.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here