Haween ku nool Magaalada Baladweyne oo abuurtay fursado Ganacsi

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana qaba baahiyaha gaarka ah ayaa ku dhiiraday ineey sameeystaan fursado ganacsi iyagoo furtay maqaayado yar yar oo lagu kariyo shaaha iyo raashiinka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here