Maamulka Machadka tababarka Macalimiinta Jubbaland oo ka warbixiyay tababarada ay bixiyaan

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Machadka Tababarka Macalimiinta Jubbaland ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan tayeynta macalimiinta Jubbaland, iyaga ay bixiyanay tababaro joogto ah oo kor loogu qaadayo xirfaddooda waxbarid.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here