Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminaayo Gudoomiye ku xigeenka Markazka Shariif Cabdi Nuur ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo waxaana soo dhaweeyey masuuliyiin ka socday Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.