Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo booqday deegaanka Cabdalle Biroole.

0
333

Cabdalle Biroole (Idaacada Waamo)Deegaanka Cabdalle biroole ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jirta baahi dhinaca caafimaadka,iyadoona xarunta caafimaad ee deegaanka oo ka sameysan jiingad aysan u dhameystirneen adeegyadii caafimaad ee loogu talagalay in ay ku shaqeyso.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here