Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo Ariga Suuqyada Xoolaha ee Baladweyne

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos u dhac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo xoolaha suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay xoolaha la keeno suuqa oo batay

Halka neef ee Ariga ayaa maraya qiimo dhan 50 ilaa 40 dolar halka markii hore la iibin jiray 70 ilaa 80 dolar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here