Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu waa aas aaska Horumarka iyo nolosha taasi oo qof kaste u baahan yahay in uu helo waxbarasho waxaana lagama maarmaan ay u tahay nolosha iyo Horumarka qof kase iyo Bulsha kasta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.