Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Kalluumeysatada Jubbaland ayaa ka warbixiyay sida iskaashatooyinka kalluumaysigu ay uga faa’iidaystaan khayraadka badda iyo fursadaha kalluumeysiga ee Jubbaland. Wuxuu sheegay in iskaashatooyinkani ay door muhiim ah ka qaateen horumarinta nolosha kalluumeysatada deegaanka, iyagoo helay taageero dhanka qalabka kalluumeysiga, tababaro, iyo suuq-geynta Kalluunka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.