Feerada Casriga ah oo Saameeyn Ku Nolosha Dhalinyaro Kunool Baladweyne

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo ku nool magaalada Baladweyne wuxuu muddo saddex iyo toban ah sano ah ku shaqeysta dhaqista dharka iyo feereyntooda, waxana xiligan sameyn ku yeelatay isticmaalka qasaalaha guryaha la dhigto ee lagu dhaqo dharka iyo feereeyinka casriga ee korontada ku shaqeeya kuwaasoo hoos u dhigay dhaqaalihii uu ka heli jiray.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here