Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada magaalada Kismaayo ayaa maanta qabtay kulan duco iyo quraan akhris ah oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii Labaad ee Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.