Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Habeenimadii Sabtida ayaa la soo gebagebeeyey wareegga 8-aad ee Koobka Kooxaha Adduunka 2025, oo uu hadda martigelinayo Maraykanka, isla markaana.
Koobka kooxaha aduunka oo qaabkiisa cusub ka soo qayb galay 32 kooxood ayaa bilaawday 14-kii bishii June ee sanadka.
Haatan tartanka aya ku dhaw gaba-gabo iyada oo la marayo wareeega semifinal-ka tartanka.
4 Kooxood ayaa is ugu soo hadhay tartanka isla markaas ku dagaalami doona koobka.
Kooxah fluminense, chelsea, PSG iyo Real Madrid ayaa isugu soo hadhay tartanka.
Hadaba halkan kaga bogo sida ay ugu aadeen semi-final ka tartanka.
fluminense Vs Chelsea
PSG Vs Real Madrid