Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad u soo qaban qaabiyay Maamulka Iskulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Al Falax Modern ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose taas oo lagu abalmarinayeen Ardaydii kalmaha hore ka galay Imtixanka Sanad Laha ee Iskulka 2024/2025.
Munasabada Lagu gudonsinayay Ardeyda shahada sharafta ayaa waxa kaso qeyb galay Maamulka Macalimiin waalidin Culimada magalada Ardey iyo Marti sharaf kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.