Kulan looga hadlaayay Mowduuc muhiim u ah bulshada oo Kismaayo lagu qabtay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda goboleedka Jubbaland, ayaa  faahfaahin ka bixiyay mowduuc muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa: “Isbeddelada Diblumaasiyadeed, Yaraanta Deeqaha & hal-abuur Malagashi

Wasiirka ayaa sheegay in isbeddelada diblumaasiyadeed ee ka socda gobolka iyo caalamka ay saameyn xoogan ku yeesheen helitaanka deeqaha horumarineed, taas oo sababtay yaraanshaha ilaha dhaqaale ee loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here