Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarumaha caafimaadka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa mudooyinkan ku soo badanayay kiisaska caruur la xanuusan cudurka loo yaqaano Jiidka.
Cudurka jiidka ayaa kamid ah xanuunada sida fudud ku faafo waxaana lagu gartaa qandho, qufac badan iyo naqaska oo ku dhaga bukaanka waxaana sidoo kale cudurkan uu ku dhici karaa dadka waaweyn.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.