Dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ugu baaqay iney ka digtoonaadaan dawooyinka sababa tima daadashada

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdi nuur Maxamad Cismaan Oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne isla markaana ku taqasusay cudurada ku dhaca timaha ,Maqaarka iyo cidiyaha ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadan Shaambooyinka dhacay iyo dawooyinka lagu madoobeeyo timaha kuwaasi oo sababa daadashada timaha iyo ikfashan ku dhaca maqaarka .

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here