Wasiirka Deegaanka Jubbaland oo Kormeeray Qaar kamid ah Goobaha lagu Shubo Qashinka ee magaalada Kismaayo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Caydiid Suleymaan Xaashi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qaar kamid ah goobaha lagu shubo qashinka iyo kawaanka lagu qalo xoolaha ee magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here