Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Aaden Axmed Xaaji ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socotay UN-ka, Kulanka ayaa ahaa mid lagu gorfeynaayay xiriirka Hay’adaha UN-ka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Awke Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.