Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Dhobley, culimada deegaanka, iyo odayaasha dhaqanka ayaa digniin adag u jeediyay dhalinyarada degmadaas, iyagoo uga digay inay ku kacaan falal lid ku ah dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.