Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada jubbaland ayaa waxaa ay ka warbixisay qabyo-qoraalka hindise sharciyeedka xuquuqda caruurta oo marxalada kale duwan soo maray.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.