Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka bilowday dhoofka xoolaha, kaas oo la dhoofinaayo ilaa 2000 neef oo Dibi’ ah, waxaana loo iib geenayaa dalalka carabta.
Maamulka Maxjarka Xoolaha ee degmada Kismaayo ayaa sheegay in xoolaha laga keenay deegaano kala duwan oo Jubbaland ah, waxaana dhoofka xoolahaasi ay noqon doonta isbadal dhaqaale maadaama dad badani ay dhaqaale ka helayaan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.