Kismaayo(Idaacadda Waamo)-26-ka Juun ilaa koowda Luulyo waa maalmo qaran oo xusuus gaar ah u leh shacabka Soomaaliyeed. Waa todobaad xasuus u ah.
26-ka Juun 1960: Waa maalintii Gobolka Waqooyi (British Somaliland) uu ka xoroobay gumeystihii Ingiriiska.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.