Jubbaland oo soo bandhigtay qorshe lagu daryeelayo dadka tacaddiyada jinsiga la kulma

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wado qorshayaal lagu xoojinayo taageerada iyo ilaalinta dadka la kulma tacaddiyada ku saleysan jinsiga, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo haweenka iyo carruurta ay dhibaatadu saameyso.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here