Xanuunka Jadeecada oo ka dilaacay Tuuloyin hostaga Degmada Mahadaay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Xudur ciiso oo hoos tagata degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka dilaacay xanuuno ay ka mid yihiin Jadeeco iyo shuban biyood kuwaas oo sababay geerida labo caruur ah sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here