Qurbo-joog dalka u timid maalgashi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhaweysay wafdi dalka dibadabiisa uga yimid iney maalgashi ku sameeyaan deegaanka.

Qurbo joogta soo gaarta magaalada Kismaayo ayaa maalgashan doono warshad Bio Gaas ah taas dabooli doono baahiyo kala duwan oo dhanka Gaaska ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here