Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gollaha Wakiilada Jubbaland ayaa daah furay buuga tacsida Madaxweyne ku-xigeenkii 2-aad ee dowlad Gobaleedka Jubbaland Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud furitaanka buuga ayaa waxa isagu yimid masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.