Guddoomiyaha Dhalinyarada Kismaayo oo kawarbixiyay Ol’ole nadaafadda degmada Kismaayo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha dhalinyarada degmada Kismayo ayaa magaalada ka wadaan Ol’ole nadaafada iyo dhireeynta Goobaha muhiimka ee dadweynaha sida wadooyinka, Iskuulada, Wasaaradaha iyo goobaha ay dadweynaha ku dalxiisaan.

Ol’olahaan ay wadeen Golaha dhalinyarada degmada kismayo ayaa ah mid loogu diyaar garoobayey todobaadka xuriyada ee dalkeena waxaana ka qeyb qaatay dhalinyaro kala duwan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada ka kooban tahay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here