Arday kaalmaha hore ka gashay tartan Qur’aan ah oo Abaal-marin la gudoonsiiya degmada Godin-labey

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo degmada Godinlabe uga qeybgalay munaasabad abaalmarino lacageed lagu guddoonsiinayay arday Agoon ah oo kaalmaha hore ka galay tartan Qur’aanka Kariimka ah oo loo qabtay ardayda Xarunta Hoyga Aruurinta iyo Barbaarinta Agoonta ee HABA.

Maamulaha xarunta Barbaarinta Agoonta ee HABA Sheikh Maxamed Deeq Xasan oo ka hadlay munaasabadda ayaa faahfaahin ka bixiyay xarunta iyo cida taakuleyso.

Abdirahin Jokar ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here