Culimada Kismaayo oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha masaajid cusub

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Mu’asasada Al-Umah, Sheekh Cabdirashiid Wali, iyo qaar ka mid ah culimada magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan iibka dhul loogu talagalay dhismaha Masaajidka Laba Suul.

Masjidkan ayaa la rajeynayaa in laga dhiso xaafadda Farjano, gaar ahaan aagga Laba Suul, halkaas oo ay culimadu sheegeen in dadka deegaanka ay si weyn ugu baahan yihiin masaajid ay ku cibaadaystaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here