Qaar kamid ah ardaydii ka qalin bedelatay Jaamacadda Kismaayo oo cabiray Dareenkooda.

0
345
Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxbarashada Deegaanada Jubbaland gaar ahaan magaalada Kismaayo ayaa sanadihii ugu dambeysay Waxa ay sameeynayeen Dardar xooggan oo dhanka hormarka ah,maadama ay 10 sano kahor waxbasrahada deeganka aheyd mid aad u hooseysa.
Jaamacadda Kismaayo ayaa maalin nimadii shalay waxay hoolka daawad ee Kismaayo ku qabatay munaasabad ay kuqalin jabinayeen 97 arday oo kuliyadaha kala duwan ka baratay Jaamacadda Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here