Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga hadlaayay Amniga iyo Cadaalada

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulanka billaha ah ee wasaaradaha, kaas oo loga hadlayay sidii loo xoojinlahaa wada shaqeynta hay’adaha dowladda

Kulankan ayaa waxa ka soo qaybgalay Masuuliin ka tirsan dowlada Goboleedka Jubbaland agaasimeyaash guud, iyo qeybaha kale duwan ee ururada bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here