Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Galbeedka magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horreysay laga furay Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska, taas oo noqotay tii ugu horreysay oo laga hirgeliyo guud ahaan gobolka Jubada Hoose Beerta ayaa waxay martigelinaysaa xayawaanno kala duwan oo u badan noocyada deegaanka ku nool sida Bakeylaha, Godiirka, Sagarada, Dagiiranka, iyo nocyada kale ee duurjoogta kuwaas oo si gaar ah loogu diyaariyay deegaan u eg kii dabiiciga ahaa.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here