Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha dhalinyarada degmada Kismayo ayaa magaalada ka wadaan olalaha Nadaafada iyo dhireynta Goobaha muhiimka ee dadweynaha sida wadooyinka, Iskuulada, Wasaaradaha iyo goobaha ay dadweynaha ku dalxiisaan.
Ololaha ay wadaan Golaha dhalinyarada degmada kismayo ayaa ah mid loogu diyaar garoobayo maalmaha weyn ee nagu soo wajahan sida 26-Jun iyo 1-da Luulyo ama todobaadka xuriyada ee dalkeena.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.