Xirfadda Bir-xeridda oo Shaqo-abuur u Noqotay DhalinyaroBaladweyne Kunool

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta, gaar ahaan xeritaanka biraha shubka ah ee lagu dhiso tiirarka aas-aaska u ah guryaha dhagaxa ah.

Shaqadan oo dadku intooda badan u yaqaannaan “Feerayoole”, waxaa qabta koox dhallinyaro u badan, kuwaas oo leh aqoon durugsan oo ku saabsan dhismaha guryaha dhagaxa ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here